Kulamo Siyaasadeed iyo olole xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa xilligan ka socda olole siyaasadeed oo aad u xooggan, waxaana magaalada soo gaaray afar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada kuwaa oo qeyb ka ah ololaha magaalada ka socda. Sida aan xogta ku heleyno madaxda maamul goboleedyada ayaa wada kulamo ay la qaadanayaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha , waxa … Continue reading Kulamo Siyaasadeed iyo olole xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho